garsoore
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)1. Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo. 2. Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiy.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garsoore ↴
garsoornimo [m.dh]
1. Garsoore ahaansho. 2. (fk.) Si xaq u a.
seeriwale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Laba kooxood oo cayaar kubbadeed isaga soo horjeeda, qofka dhexdhexaadinaya oo seeriga u haya; garsoore. ld siiriwale.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg