Site icon Qaamuus

jawaabta

garweyn
(m.dh) (-nno, m.dh)

Qalab bir ah oo af fiiqan iyo af ballaaran leh oo dhexda daab qori ah ku leh oo dhulka lagu qod.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garweyn

maddaraq [m.l] (-qyo, m.dh)
Bir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dheer oo meelaha adag lagu qodo; garweyn. ld maddarab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version