gasariirid
(m.f.dh)eeg gasariir². ld geseriiri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gasariirid ↴
gasariir [m.dh] (-rro, m.dh)
Ceeb wey.
gasariir [m.l]
1. Abaar daran. 2. Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir.
gasariir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax abaar darani heshay ahaansho. 2. Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg