Site icon Qaamuus

jawaabta

gawaad
(m.l) (-dyo, m.dh)

Nin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaa.

gawaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

U g.: nin iyo naag isu gay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gawaad

gawaadad [m.dh] (-do, m.l)
Haweeney, rag iyo naago isu geys.

gawaadid [m.f.dh]
eeg gawaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version