gawrac
(m.l)ld gawraci.
gawrac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)Neef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; gowrac, biray.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gawrac ↴
baqti [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday, -iyi)
Nafley, iyadoon la gawracin nafbixid. ld bakhti².
birsol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-olay, -oshay)
La gawracay ahaansho (neef xoolaad).
daloolin cad-hunguri [m.dh]
(daaw.) Hawl qalliimeed ee lagu sameeyo dalool hungurigacad luqunta dhexdeeda si neefta loogu furo qof ay ka xirantay sida qofka qaba: gawracatada, ama shey: (badhan, lacag iniin iwm) oo gudaha ku dhacay oo neefta xira.
digdhaw [m.l]
1. ld dhigdhebid. Gawricidda nafley la gawraco. 2. D. ah: nafley sakaraad ah.
gawracan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax gawrac la mariyey ahaansh.
gawracasho [m.f.dh]
eeg gawrac.
gawracato [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Cudur cunaha ku dhaca oo halis ah. 2. Cudur faraha lugaha jeexjeex.
gawracnaan [m.f.dh]
eeg gawracan. ld gawracnaansh.
gawr [m.l]
Xubinta taranka haweenk.