Site icon Qaamuus

jawaabta

geddi
(m.l) (-iyo, m.dh)

1. Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; geb.

geddi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/isay; -iyi)

1. Wax afrogid. 2. Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gadd.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geddi

daadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel ay ku jireen ka geddin.

oodgeddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xero ama guri diqoobay meel u dhow u rarid (xoolo).

oodgeddin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodgeddi. ld oodgeddis.

oodgeddis [m.l]
ld oodgeddin.

oodgeddisasho [m.dh]
ld oodrogasho.

oodgeddiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-istay, -isatay)
ld oodrogo.

waayo-waayo [m.l]
Waayo kale geddisan oo la soo maray.

alotarobi [m.l] (-iyo, m.dh)
(kiim.) Qaababka kala duwan ee curiye yeelan karo; kuwaas oo ku kala geddisan astaamaha duleed; inkasto ay sameeyaan iskudhisyo kiimikaad oo isku mid ah. Tusaale ahaan, salfartu waxay leedahay dhawr jinsi oo qaab ahaan kala duwan.

awood [m.dh]
(fiis.) Summad P. Dhakhsaha hawl lagu qabtay ama ay tamari ku geddisantay P: hawl la qabtay amminta ay ku qaadatay habka caalamiga (HC) waxa lagu cabbiraa Waat (Juul halkii seken).

awood-danabeed [m.dh]
(fiis.) Awoodda danab ee qalab koronto waa xaddiga tamarta ee ku geddisantahay hal halbeeg oo ammin ah. Awood danab waxa lagu cabbiraa Waat, summadduna waa P. Tamar danab QV ItV VI Ammin t t Awoodda danab ee Waat ah waxa lagu helaa taranta keyd faraqa V iyo qulqulka danabka ee Ambiiyeer (A).

ged [m.dh] (-do, m.l)
1. Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad. 2. G.diisa: caadadiis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version