gedgeddi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/isay; -iyi)1. Wax hadba dhinac u rogid. 2. Badeeco ganacsi ku sameyn. 3. Eray fal ah rogrogid. ld gadgadd.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gedgeddi ↴
gadgaddi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
ld gedgeddi.
gadgaddin [m.f.dh]
ld gedgeddiyid.
gadgaddis [m.l]
ld gedgeddiyid.
gadgaddiyid [m.dh]
ld gedgeddiyid.
gedgeddin [m.dh]
ld gedgeddiyi.
gedgeddis [m.l]
ld gedgeddiyi.
gedgeddiyid [m.f.dh]
eeg gedgeddi. ld gadgaddin, gadgaddis, gadgaddiyid, gedgeddi.
rogrog [m.l]
1. Gedgeddinta wax la gedgeddiyo. 2. Caano yar oo weel la culay carka looga bi'iyo.
rogrog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax gedgeddin. 2. Lacag yar ganacsi ku samayn. 3. Weel la culay caano yar car uga bi'in.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg