Site icon Qaamuus

jawaabta

geedsaar
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Dhirta inteeda aan keli u istaagi karin oo geedaha isku marta; saar; saa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geedsaar

gaad [m.dh]
1. Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka. 2. Ul gaaban oo xooggan.

qabsato [m.dh] (-ooyin, m.l)
Xubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version