Site icon Qaamuus

jawaabta

geeri
(m.dh)

Wed; dhimasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geeri

maageerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maageer². ld meegaarid, waageerid, weegaarid.

taageerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taageer. ld taageero, teegaarid, teegaaro.

waageerid [m.dh]
ld maageerid.

bangeeriyaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Shuban ka yimaadda qofku marka uu dhimanayo.

bas [m.l]
1. Geeri caadi ah ee ku timaaddo qof tiisii gashay. 2. (-sas m.l) Baabbuur weyn oo dedan oo daaqada muraayado ah iyo kuraas leh oo rakaabka qaado. 3. Wax gubasho ku dhammaaday oo dambas noqday.

eeriggo'an [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld geeriggo'an.

geeriggo'an [m.l/dh.kh]
Meel aan dad joojin, aan wax dhaqaaqa joogin; cidla'. ld eeriggo'a.

geeriyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax dhintay noqosho (nafley). ld geeryoo.

geeriyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg geeriyoo. ld geer-yoomi.

gee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-eeyay, -eysay)
1. (f.g) Wax meel yiil ama joogay meel kale gaarsiin. 2. (f.mg) Isu g.: laba wax ama ka badan isku dari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version