Site icon Qaamuus

jawaabta

gelid
(m.f.dh)

eeg gal³. ld galmo, galniin, gelis², gelitaan, gelnii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gelid

taabbaggelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabbaggal². ld taabbaggal¹. taabbaggal, taabbaggal

eedow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Eed gelid.

nabadgelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabadgal².

okoro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Meel dedan roob ka gelid.

qaangelid [m.dh]
ld qaangal.

tabargelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabargal². ld tabargal¹.

tacdaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. Ku t.: dad badan Alla bari samaysasho. 2. Si wada jir ah wacad u gelid. 3. Sixir furyo samay-sasho. ld tadcaaro, tamcaaro.

abtirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Qof abtirsiinyadiisa sheegasho. 2. Ku a.: awoowo hore abtirsiinyo ku gelid.

acuudu-billeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ka a.: wax shartooda Ilaah ka magan gelid. ld cawdu-billeyso.

aqalgal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay; -geli)
Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid. ld aroosgal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version