Site icon Qaamuus

jawaabta

geyoo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ooday, -ootay)

1. Heer ama si la isgaarsiiyo. 2. Ka g.: dhaqan xun sameyntiisa ka waantoobid. ld gayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geyoo

gayood [m.l]
ld geyoo.

gayoodsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld geyoodsi.

gayoodsiin [m.dh]
ld geyoodsii.

geyeysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid dhibaato badid. ld gayeysii, geyoodsi.

geygeysiin [m.f.dh]
eeg geyeysii. ld gayeysiin, geyoodsii.

geyoobid [m.f.dh]
eeg geyo.

geyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg geyo.

geyoodsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld geyeysi.

geyoodsiin [m.dh]
ld geyeysii.

gey [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday; -yi)
Guur u qalmi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version