Site icon Qaamuus

jawaabta

geyr
(m.l)

Qaybta baabuurta iwm u qaabilsan isbeddelka dhaqdhaqaaqa iyo xawliga; marsh.

geyr
(m.dh)

Caro bada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geyr

gargeyr [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Duqow; guurt.

geyrad [m.l]
ld geyrash.

geyrasho [m.f.dh]
eeg geyro. ld geyra.

geyre [m.l]
1. Dabeyl qabow oo soo dhacda galabnimada xilliga xagaaga. 2. Neecaw udgoon, muddo yar socota, oo galab- nimada wakhtiga kulaylaha ka timaadda xagga badd.

geyro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Caro muuji.

walwal [m.dh]
1. Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr. 2. Welwel, werwer. ld warwar¹, welwel¹, werwer¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version