Site icon Qaamuus

jawaabta

giijis
(m.l)

ld giiji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giijis

dhiibso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Maro, harag iwm giijisasho.

fagiijis [m.l]
ld fagiijin.

giigsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax aad loo giijiyey ahaansho (xarig, maro, iwm). ld giijisa.

giigsanaan [m.f.dh]
eeg giigsan. ld giigsanaansho, giijisanaan, giijisanaan- sh.

giijisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld giigsa.

giijisanaan [m.dh]
ld giigsanaa.

giijisanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld giigsanaa.

giijisasho [m.f.dh]
eeg giijis.

giijisnaan [m.dh]
ld giigsanaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version