giirgiir
(m.l)Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaa.
giirgiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeeli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giirgiir ↴
giirgiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la giirgiiray ahaansh.
giirgiirid [m.f.dh]
eeg giirgiir². ld giirgiiri.
giirgiiris [m.dh]
ld giirgiiri.
giirgiirnaan [m.f.dh]
eeg giirgiiran. ld giirgiirnaansh.
giirgiirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld giirgiirnaa.
mukulaalsabaad [m.dh]
(mukulaalsabaad, m.l) Mukulaalduureed laf weyn oo giirgiir leh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg