Site icon Qaamuus

jawaabta

giirgiiris
(m.dh)

ld giirgiiri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giirgiiris

giirgiir [m.l]
Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaa.

giirgiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeeli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version