Site icon Qaamuus

jawaabta

giirre
(m.l)

Neef lo'aad oo midab giir ah le.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giirre

giir [m.l]
1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda. 3. Wejitub; biriir; u furuqdhoo.

giir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeeli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version