Site icon Qaamuus

jawaabta

giirtaag
(m.l)

Orgi yar oo da'diisu u dhexeyso shumbul iyo uguufa.

giirtaag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Neef riyo ah oo neef kale la diriraya dhogor kici.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giirtaag

giirtaagid [m.f.dh]
eeg giirtaag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version