giirtaagid
(m.f.dh)eeg giirtaag.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giirtaagid ↴
giirtaag [m.l]
Orgi yar oo da'diisu u dhexeyso shumbul iyo uguufa.
giirtaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Neef riyo ah oo neef kale la diriraya dhogor kici.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg