giisid
(m.f.dh)eeg giis². ld giis¹ (3.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giisid ↴
giis [m.l]
1. Cod gaaban oo lagu heeso ama lagu gabyo. 2. Maanso; guluuluc. 3. ld giisi.
giis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Cod gaaban ku heesid; guluuluci.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg