girangir
(m.l)ld garanga.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh girangir ↴
garangar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto. 2. Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir.
garangari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gi.
girangiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld garangar.
girangirin [m.dh]
ld garangari.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg