giriirixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Is g.: isa soo mataxi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giriirixi ↴
giriirixin [m.f.dh]
eeg giriirix.
isgiriirixi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qof, wax caraysan iska dhigid.
isgiriirixin [m.f.dh]
eeg isgiriirixi. ld isgi-riirixis.
isgiriirixis [m.l]
ld isgiriirixin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg