Site icon Qaamuus

jawaabta

gocoso
(m.dh)

Bari yar oo dhulka laga qoto oo geedka xaynxayndhadu dhalo oo la cun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gocoso

hanjiid [m.l]
Qob ka saaridda in yar oo gocoso ah gacan qobka looga saaro.

goco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday/-coday, -catay/-cotay)
Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsash.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version