Site icon Qaamuus

jawaabta

godgal
(m.l)

Qof dhintay, habeenka ama maalinta ugu horreysa ee uu qabriga u hoyd.

godgal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)

1. Qof dhintay, qabri u hoyasho. 2. U g.: wax sababtiisa awgeed u dhim.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh godgal

godgelid [m.f.dh]
eeg godgal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version