godobso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Cid godob ka geli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh godobso ↴
godobsasho [m.f.dh]
eeg godobso. ld godobsad, godobs.
godob [m.l] (-bo, m.l/dh)
Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaq.
godob [m.dh]
Xadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utun iyo qaa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg