godol
(m.l)1. Caano hal mar candho irmaan ku soo dhaca. 2. ld godli.
godol
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dlay, -doshay; -dli)Neef irmaan si loo maalo candhada ka salaaxid. ld godli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh godol ↴
gaaggax [m.l]
1. Marka neef godlani wax gansado (qoonsado) oo caanuhu ku cararaan; godolnaqsi. 2. ld gaaggixid. gaaggixid
godli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld godol.
godlid [m.f.dh]
eeg godol². ld godlin, godol.
godlo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laday, -latay)
Neef irmaan godol keeni.
qamanyuus [m.l]
Xiridda hal godol diiddey ama ilmaha diidday xarig sanka looga xiro oo neefta lagu celiyo si ay u godlato ama ilmaha u oggolaato.
god [m.l]
1. (-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey. 2. Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkoo.
god [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax qalloocin. 2. Wax deri u yeeli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg