godootan
(m.l)Ciyaaridda la ciyaaro, ciyaarta godadowg.
godootan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-amay, -antay; -ami)Ciyaarta godadowga ciyaari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh godootan ↴
gododootan [m.l]
ld godootan.
gododootan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ootamay, -ootantay)
ld godootan.
godootamid [m.f.dh]
eeg godootan.
wiir [m.dh] (-rar, m.l)
Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg