Site icon Qaamuus

jawaabta

goglan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax la goglay noqosh.

goglan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la goglay ahaansh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goglan

barafayn [m.f.dh]
(jool.) Daboolidda uu meel daboolo, ama hawsha uu ka qabto, baraf goglan, ama barafweyne.

barjee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-jeeyay, -jaysay)
1. (f.g) Galmoo. 2. (f.mg) Meel goglan oo barkimooyin lagu tiirsado leh jaad ku cunid.

goglamid [m.f.dh]
eeg goglan.

goglanaan [m.f.dh]
eeg goglan². ld goglanaansh.

goglanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld goglanaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version