Site icon Qaamuus

jawaabta

golajoog
(m.l)

1. Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay. 2. Goobjoog. 3. Qof waaya-aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh golajoog

haybad [m.dh]
Sharaf, xishood, golajoog iwm oo cid ka muuqda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version