goldoox
(m.l)1. Goldillaacinta neef dhali waayey gosha laga dillaaciyo, si ilmaha looga soo saaro. 2. G. ah: ilmaha gosha laga soo bixiyo. 3. ld goldooxid.
goldoox
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)1. Dheddig dhali waayey golkadillaacin si ilmo looga dhaliyo. 2. Arrin qarsoodi ah kashifid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goldoox ↴
goldooxid [m.f.dh]
eeg goldoox². ld goldoox¹ (3).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg