goli
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lyay, -liday; -lyi)La g.: nin naag u galmoosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goli ↴
golongolid [m.f.dh]
eeg golongol². ld golongol¹ (2).
golyid [m.f.dh]
eeg goli.
hogoggoli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax isku laabid. 2. Arrin go'aan ka gaarid.
hogoggolin [m.f.dh]
eeg hogoggoli.
mongolisam [Magac Lab | Noun Masculine]
(daaw.) Nooc dhimanaasho garaad oo lagu dhasho, waxaana keena isbeddel ku dhaca koromosoomka lam. 21 oo noqda (3) saddex koromosoom meeshi laga rabey (2) labo. Astaamaha ugu waaweeyn: indhaha oo si dadban u jeexan sida dadka reer Mongooliya oo magaca cudurka laga soo xigtay, madax wareeg ah, kamas aad u muuqata calaacallo aan caadi ahayn, sida xarriiq keliya oo calaacasha dhexmareysa, gaabnaan, laalaab maqaareed, dhego yar-yar oo wareeg ah, carrab kala jeexan.