Site icon Qaamuus

jawaabta

golrod
(m.l)

Cudur ariga qoobabka ka gala oo marka arigu meel dhiiqo ah ama qoyan maro labada qoob dhexdoodu dillaacyo raafdillaac. ld gommod¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh golrod

gommod [m.l]
Cudur raafafka ariga ku dhaca; raafdillaac. ld golrod.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version