Site icon Qaamuus

jawaabta

gomoshaa
(m.l)

Geedgaab caleemo balballaaran leh iyo miro macaanoo la cuno. ld gomosh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gomoshaa

gomosh [m.l]
ld gomoshaa.

hohob [m.dh]
1. Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno oo macaan bixiya una eg gomoshaaga. 2. (w) Miraha geedkaas.

gomosh [m.l]
ld gomoshaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version