goob-milixeed
(m.l) (-dyo, m.dh)(juqr.) God, hore ay ugu jireen biyo, kaas oo tuullimaad cusbo ah looga tegay uumi baxa biyaha ku dhacay awgiis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goob-milixeed ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg