Site icon Qaamuus

jawaabta

googgoo
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-gooyay, -goysay)

1. (f.g) Wax cad-cad ka dhigid. 2. (f.mg) Wax ka dhuumasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh googgoo

googgoos [m.l]
G. ah: harag lagu naqshadeeyay midibbo kala soocan. ld goosgoos (3).

googgoosad [m.l]
ld googgoosasho.

googgoosasho [m.f.dh]
eeg googgooso. ld googgoosad.

googgooso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Wax qaybo u jarjarasho. 2. (f.mg) Cid hadal la qeybsasho.

googgoyn [m.f.dh]
eeg googgoo.

goosgoos [m.l]
1. Ereyo ama dood laba qof isdhafsato. 2. (riw.) Maadeys gaaban oo aan duluc keliya ka hadleyn ee arrima dhawr ah midba la soo bandhigo. 3. ld googgoos.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version