goosaar
(m.dh)ld koosaar¹.
goosaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld koosaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goosaar ↴
yaabis [m.l]
1. Yaabis ah: aan iidaan (ama goosaar)
lahayn (cunto iwm); engegan. 2. ld yaabin. engegan, yaabin
goosaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld koosaaran.
goosaarasho [m.dh]
ld koosaarasho.
goosaarid [m.dh]
ld koosaarid.
goosaarnaan [m.dh]
ld koosaarnaan.
goosaarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld koosaarnaan.
goosaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
ld koosaaro.
koosaar [m.dh]
Hilib, caano, subag iwm oo cuntada la cunayo lagu iidaanto. ld goosaar¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg