goosan
(m.l) (-nno, m.dh)1. Koox ari ah oo luntay. 2. Koox aan badnayn oo ciidan ah.
goosan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)Qayb ari soofay ka mid ah lumid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goosan ↴
goosmid [m.f.dh]
eeg goosan².
misil [Magac Lab | Noun Masculine]
Gaaridda ay gaaraan meseggo, digir iwm heerkii la goosan lahaa.
goos [m.l]
Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg