goosato
(m.dh)1. Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya. 2. Cambaarmadow. ld goosey¹, gooye.
goosato
(m.dh)Geed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cuno. ld goosey².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goosato ↴
maalingoosato [m.dh]
ld maalingoosad.
cambaarmadow [m.dh]
Cambaar aad u cuncun badan; goosato.
goosey [m.dh]
ld goosato².
gooye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
ld goosato¹.
joogto [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
1. J. ah: wax aan isbeddel lahayn ama aan kala go'ayn. 2. Shaqaale hay'adeed oo aan maalin goosato ahayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg