Site icon Qaamuus

jawaabta

goosey
(m.l)

ld goosaato¹.

goosey
(m.dh)

ld goosato².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goosey

goosato [m.dh]
1. Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya. 2. Cambaarmadow. ld goosey¹, gooye.

goosato [m.dh]
Geed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cuno. ld goosey².

goos [m.l]
Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version