gooshid
(m.f.dh)eeg goosh². ld goos¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gooshid ↴
dalandool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.
futuux [m.l] (-xyo, m.dh)
Xilliga doonyuhu bilaabaan gooshidda oo ku beegan bisha oktoobar.
goosh [m.l]
1. Safar. 2. ld goshid.
goosh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Iskaga g.: bad, dhul, cir ku safrid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg