Site icon Qaamuus

jawaabta

gorgorad
(m.dh) (-do, m.l)

ld googgaarad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gorgorad

googgarad [m.dh] (-do, m.l)
Maro hoosaad duluc leh dheer oo dumarku qaarka dambe ku xirtaan. ld gorgorad.

gorgor [m.l] (-rro, m.dh)
Nooc haadda hilib-kunoolka ah ka mid ah, jaadad badan u kala baxda, xoog badan oo duullimaad dheer.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version