goror
(m.l)1. Dhiig sanka ka yimaada. 2. Hoore yar oo weel salkiis ku jira. 3. ld gororid.
goror
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-ray, -rtay)1. (f.g) Istaag ku daalid. 2. (f.mg) Dhiig sanka ka imaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goror ↴
caadgoror [m.l]
Roob yar oo ka yimaada daruuraha caadka ah; shuux. shuux
gongon [m.l]
Hoor yar oo weel salkiisa ku haray; goror.
gorori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
In yar oo hoore ah oo weel salkiis ku haray ka shubid.
gororid [m.f.dh]
eeg gorord². ld goror¹ (3).
gororin [m.f.dh]
eeg gorori.
heemi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax ilaa dhibicda ugu dambaysa cabbid; gorori. 2. Wax heen ka qaadid.
heenso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.
majagoror [m.l]
ld manjagororid.
gor [m.l]
Dambar horaadka neefka rimman candhadiisa ku soo dhaca inta uusan dhalin ka hor.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg