Site icon Qaamuus

jawaabta

gowricid
(m.f.dh)

eeg gowrac². ld gowrac¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gowricid

dhuundhaw [m.l]
1. Gowricidda neef geel ah la gowraco. 2. ld dhuundhebid .

dhuundhaw [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dhebay, -dhawday; -dhebi)
Neef geel ah gowricid.

gowrac [m.l]
1. Biraynta xoolaha la qalanayo la bireeyo si hilibkoodu u xalaaloobo. 2. ld gowricid.

mindirraaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Arrin aan weli bislaan ama aan dhab looga baaraandegin, si deddejis ah ku dhammayn. 2. Neef aan la baxnaanin oo aan loo warhayn inuu dhiman lahaa iyo in kale, mindi ku gowricid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version