Site icon Qaamuus

jawaabta

gowriir
(m.l)

1. Qandood. 2. ld gowriirid.

gowriir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Dul g.: wax ku qandoodsasho; wax ku kor foorarso. ld gowriirso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gowriir

gowriirid [m.f.dh]
eeg gowriir². ld gowiir¹ (2), gowriirsad, gowriirsasho, gowriirsi.

gowriirsad [m.l]
ld gowriirid.

gowriirsasho [m.f.dh]
ld gowriirid.

gowriirsi [m.l]
ld gowriirid.

gowriirso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld gowriir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version