gubaangub
(m.l)ld gubungub.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gubaangub ↴
gubungub [m.l]
Nooc cawska ka mid ah oo leh fiid xanaf leh oo laga dhigto kashkaash, weelashana lagu deebiyo. ld gubaangub.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg