Site icon Qaamuus

jawaabta

gubid
(m.f.dh)

eeg gub². ld gubis, gubniin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gubid

naar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid naar gelin (Eebbe). 2. Wax aad u gubid.

digaggubid [m.f.dh]
eeg digaggub². ld digaggub¹.

gubis [m.dh]
ld gubid.

gubniin [m.l]
ld gubid.

holac-kaadihays [m.l] (-cyo .., m.dh)
(daaw.) Halaamacoodka kaadihaysta, inta badan waxa keena baktiiriyada “escherichia coli”. Astaamo: kaadirabid badan, kaadi gubid iwm.

holci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dab holac ka keenid. 2. Wax gubid.

kuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid cabsiin, indho ku gubid.

riixgub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.

riixgubid [m.f.dh]
eeg riixgub². ld riixguub¹.

gub [m.l]
eeg gumaar; dhaawac dab oo biskood.

gub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Dab ku dhejin, qabadsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version