gudbid
(m.f.dh)eeg gudub². ld gudub¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gudbid ↴
aad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Meel u socdaalid ama u kicid.
2. (f.mg) Ku a.: wax wax kale u dhigmid.
3. (f.mg) Ku ?a.: cunto cabid iwm cid ku filnaan.
4. (f.mg) Ku ?a.: wax muuqaalkooda wax kale isku gudbid.
5. (f.mg) Ku ?a.: meel aadisteeda wax u adeegsasho. Tusaale: “Cali baabuur buu Kismaayo ku aaday”.
aaddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid meel ku toosin; ld aadi, aadsii. 2. Ku aa.: wax dalool ciriiri ah oo uu geli karo ku beegid. 3. Ku aa.: wax
muuqaalkooda wax kale ku gudbid. 4. Isku
aa.: wax aan nidaamsanayn sida ay isu raaci karaan u nadaamid. aadi, aadsii
tabkac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
Dhibaato ka gudbid.
xadgudbid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xadgudub². ld xadgu-dub¹.
baas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Imtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.
ciriirsamid-bilooro [m.dh]
(daaw.) Muruq bararka caloosha oo ciriiriya godka cunnadu marto marka ay gudbeyso xiidmaha. Cudurku wuxuu keenaa raagid cunno gudbid taas oo u sabab ah matag soo noq-noqda, mararka qaarkood cunno la cunay 24 saac ka hor; waxa kale oo la arkaa uur fuuriyo nuux-nuuxsi calooleed.
dabbaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.
dardhaaf [m.l]
U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.
dardhaaf [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. (f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid. 2. (f.mg) Dar buux-dhaafid.
dhaaf [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. (f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid. 2. (f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn. 3. (f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.