gudcuris
(m.l)ld gudcurin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gudcuris ↴
gudcurin [m.f.dh]
eeg gudcuri. ld gudcuris.
gudcur [m.l]
1. Iftiin la'aan; mugdi. 2. Bisha dayaxa lagu tiriyo qaybteeda dambe; mugdi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg