Site icon Qaamuus

jawaabta

gudid
(m.f.dh)

eeg gud². ld gudaal, gudmo (2), gudniin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gudid

taabbaggudid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabbaggud². ld taabbaggud¹. taabbaggud, taabbaggud

aanee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-neeyay, -naysay)
1. (f.g) U aa.: cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid. 2. (f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid. Tus. “Waxyeelada baabuurka gaartay waxaa loo aaneynayaa taxaddar la'aanta shufeerka”.

aar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Alaab (aqal iwm) meel sare saarid. 2. (f.mg) Ka aa.: cid dakano gashay ka gudid. 3. (f.mg) U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ah dilid.

aargud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Ka aa.: cid dakano ay gashay ka gudid. 2. U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishay qof ka mid ah dilid. ld aargudo.

aargudid [m.f.dh]
eeg aargud. ld aargudasho, aargudis.

abaalceli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U a.: abaal la isu galay gudid.

abaaldhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -dhici)
Ka a.: samo la isu galay wixii uu mudnaa ku gudid la'aan.

abaalgudid [m.f.dh]
eeg abaalgud². ld abaalgud¹.

ballanqaad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Caddeynta cidi bixiso ee ay ku shaqeyso in ay ballan meel marineyso. 2. Warqad rasmi ah oo cidi ku caddeynayso gudidda qiimaha waxa la soo dalbaday. ld ballangaal¹.

beb [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Ciyaar lagu tartamay, foorooyinkood iska soo gudid.

gud [m.dh]
Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib.

gud [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Cid buuryo ka goyn. 2. (f.g) Deyn bixin. 3. (f.mg) Habeen socosho. 4. (f.mg) Ku g.: haweenay daba gurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version