gudo-unug
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)(baay.) Unugga dhexdiisa, tusaale ahaan: waxqabadka insaymada badankoodu waxay ka dhacaan unugyada dhexdooda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gudo-unug ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg