gufeysan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smid)Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan¹.
gufeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax guf loo yeelay ahaansho. ld cufaysan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gufeysan ↴
cufaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-samay, -santay; -smi)
ld gufeysan¹.
cufaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld gufeysan².
gufeysmid [m.f.dh]
eeg gufeysan¹. ld cufaysmid.
gufeysnaan [m.f.dh]
eeg gufeysan². ld cufaysnaan, cufaysnaansho, gufeys- naansho.
gufeys [m.l] (-syo, m.dh)
1. Xakab yar oo ka dambeeya xakabka horyaalka ah. 2. ld gufeyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg